Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa lagu magacaabay wasiirada kala ah:- 1-C/llaahi Cabdi Maxamed Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha 2-C/llaahi C/raxmaan Ibrahin (Baardheere) Wasiirka Diinta iyo Awqaafta 3-Maxamed Ibraahim Isaaq Wasiirka gaadiidka iyo dekedaha. 4-Mukhtaar Maxamed … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)